About Us

Yool tech waxaa la aasaasay bilowgii sanda 2014 waxyaabaha ugu weynaa ee loo aasaasay waxaa ka mid ahaa in ay adiga iyo ganacsigaaga ama xafiiskaaga ama shirkadaada idinka haqabtirto baahyaha kala duwan ee aad u qabto tiknoolajiyada si guud .
yool tech waxey diyaar kula tahay in ey kuu sameyso web side adiga kuu gaar ah ama mid Ganacsigaaga u gaar ah, Database ama Barnaamij aad ku maamuli karto ganacsigaaga nuuc walba uu yahay , in ey kuu diyaariso naqshado xayeysiis nuucwalba ey ahaadaan, buugaag, boorar, warqado, logo iyo waxwalboo uu aad uga baahantahay tiknoolajiyada si ganacsigaaga uu u hormaro macaamiil cusubna aad u kasbato.

YOOL TECH [ yourway to the near future ]

Domains Registered

85

Happy Clients

270

Project Finished

805

Support

1260

Our Team

Abdullahi Nor

General Manager

Kalik Ahmed

Graphic Design

A.Salam Nor Ali

Project Manager

YOU

Loved By 620 Peoples

Waad mahadsantihiin dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shirkada yool tech waan idinka filanaynay inaad fursado badan nasiindoontaan waadna kumahadsantihiin qaab ka aad noogu adeegteen.

HASSAN ARAB, SH.YUUSUF STORE CO.

I'm speechless. I want to thank you for your well wishes and your kind words. Its so hard to find good service these days but you guys at YOOL TECH are in a class by yourself. From the bottom of my heart, my family and I would like to thank you for your kindness. This is a very exciting time for my family and I'm glad you guys are a part of it. I Thank you!!! I will let you know when I'm done with the site so you can take a look at it if you like!! Thanks again!!

Abdullahi Mohamed Hagi Nur, Banana Group.

I am really impressed. Much thanks again for offering such a good deal on hosting services. I look forward to a continued long business relationship with your company. Furthermore, I want to say that you guys really did a pretty exhaustive job on writing manuals for getting up and running on a Unix server, including most of the more advanced features, it has helped me immeasurably! Thanks again,

Mohamed Harare, Nidfa.org.